Bogga Hore

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah e qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 5,799 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka
Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah
Gaaliyaam

Gaaliyaam (ingiriis: Gallium) astaanta (Ga) waa curiye kimiko oo leh tiro atom sodon-iyo-kow ah. Curiyahan oo ka mid ah guruubka 13aad waa bir daciif ah taas oo bir jilicsan, miisaan fudud, midabka naxaasta oo madoow xiga leh isla markaana ah adke kala jabi kara marka heerkulku hooseeyo.

Birta curiyahan Gaaliyaam oo laga helo qolofka dhulka ayaa mar kasta ka mid ah macdan ka sameeysan isku dhisyo kala duwan, sida iskudhiska gaaliyaam(III) oo ah macdan curiyaha Sinki ku jiro, iyo bauxite oo ku jirto curiyayaal badan.

Haddii gacanta lagu hayo wakhti fiican, curiyaha Gaaliyaam way dhalaali sababtoo ah barta dhalaalka curiyahan waa 29.76 °C (85.57 °F) oo kali ah. (SII AQRI)

Link=Wikipedia:Maqaallo Cusub Maqaal Cusub
Farta Boorama

Farta Boorama (sidoo kale loo yaqaano: Far Gadabuursi) waa nidaam wax-qoris oo ka mid ah Far Soomaaliga taasi oo uu alifey Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Nuur. Sida taariikhda lagu hayo, Sheekh Cabdiraxmaan wuxuu alifey fartan sanadkii 1933 wakhtigaasi oo uu ku sugnaa magaalada Boorama, oo noqonaysa sababta farta loogu magacdaray magaaladaasi.

Toban sano ka hor intii aanu Sheekh Cabdiraxmaan alifin farta waxaa soo baxdey Farta Cusmaaniya taasi oo noqoneysa fartii ugu horeeysay dhulka Soomaaliyeed. Markii farta Borama soo shaacbaxdey waxay noqotey mid ka sahlan qorista iyo akhriska isla markaana ka shaqallo badan farta Cusmaaniyada. Dad badan oo wakhtigaasi isbarbardhigay waxay ku sheegeen farta Boorama in ahayd midii ugu casrisanayd geyiga Soomaalida wakhtigaas. (SII AQRI)

Link= Xusuusta Wikipedia
Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Flag of the United Kingdom.svg

2013

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Local-time.svg Dhacdooyinka hadda

9M-MRO, the missing Malaysia Airlines aircraft, in 2011

  • Malaysia Airlines Flight 370 (sawirka diyaaradda), kasoo kacday Kuala Lumpur kuna socotay Beijing lana socdeen 239 qof, ayaa lagu waayey Gacanka Thailand.
  • Maxkamadda dembiyada dagaalka ayaa ku heshay nin u dhashay kongo ee Germain Katanga dembi.
  • 2014 Winter Paralympics 2014 Winter oo la furay Sochi, Ruushka.
  • Gobol Ukrain ka mid ah oo la modoobaya Ruushka kuna biiraya Federeeshinka ruushka.
  • Gudoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab ayaa booqday qaar ka mid ah dagmooyinka xamar.

Warar dheeraad ah...

Wiki WararkaDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Hooyga Wikiga

Waxyaabaha ku jira · Hooyga Wikiga · Qaybaha Guud · Lagu soo koobay Xul · Tusmo A-Z

PL Wiki CzyWiesz ikona.svg Ma Ogtahay...
Purine Nucleoside Phosphorylase.jpg

Ensiim waa Biomolikule oo xowli ama boobsiis ku sameeyo waxyaabaha kimikaalka dibusocodka leh. Ensiim badankooddu waxay ka sameesanyihiin Borotiin. Shaqooyinka ugu badan ee ka dhaca Unuga, waxa ugu badan ee ay isticmaalaan waa Ensiim, si ee shaqada u dhakhsato. Micnaha Ensiimka waxa uu yahay in uu wax boobsiiyo ama xowli ku daro waxyaabaha qaarkood oo dibusocodka leh, wuxuuna u shaqeeyaa sida katalaysyaasha kale, wuxuu soo ridaa tamar hooseeya (Ea ama ΔG‡), si uu uga dhashto dibusocod, taasna waxaa ka soo baxo, dibbu socod aad u xoogan, oo malyan jeer ka xoogan, xowliga kuwa aan katalaysyaasha ahayn. Dibusocodka noocan ah looma isticmaalo Ensiim, waxay badiyaan ama saa'iidiyaan kuwa kale ee dib u socodka leh ee ay isku midka yihiin. Ensiimka waxa oo uga go'an yahay katalasyaasha waxaa ka mid ah: si sax ah ayuu wax u keenaa, waxaana lagu yaqaanaa in uu badiyo ama ka dhigo Kombondiga Orgaaniga ah ilaa 4000 oo dib u socod ah. Nin la dhihi jiray (Eduard Buchner) oo Jarmal ahaa, wuxuu Ensiimka mar ka soo saaray wax la idhaa (DNA polymerase), waana meesha laga soo alifay DNA'ga.


MAQAALKA SII AQRI · Maqaallo kale oo Kala duwan
Ma ogtahay dheeraad ka sii aqriso halkaan...
Link= Sawirka Maanta

270px

Mucaaradkii hubaysnaa ee dawladii dhexe Soomaaliya riday 1991, Cabdullahi Yuusuf-(SSDF) Siilaanyo-(SNM) iyo Caydiid-(USC).

Link= Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Waxaa La Yiri
6

Geelu geel fulay gaadhi maaye haka daba fulo. ♦Walaalkaa oo kuu macaan halmar lama wada muudsado.

WikiOraah Kale

Link= Oraahda Saxda ah
Expression error: Unexpected < operator. round 0 }}
Waxay saxaafadda qaarkeed qortaa: Ereyo isgu jira ajnabi iyo soomaali Tusaale ahaan April, Ereyo shaqalka laga qalday Dowlada
Waxaa haboon in loo qoro: Sida Saxda ah waa Abriil iyo Dawladda

WikitFiira gaar ah ee kale

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Nuvola apps kdmconfig.png
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada 

Nuvola apps edu languages.png
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

P religion world.svg
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Nuvola apps kcoloredit.png
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Nuvola apps kalzium.png
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax . Xiddigis

Nuvola apps display.png
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Nuvola apps atlantik.png
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Nuvola filesystems folder font.png
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
Wiktionary-logo-en.png WikiQaamuus
Qaamuus
Wikibooks-logo.svg Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikiquote-logo.svg Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikisource-logo.svg Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies-logo.png Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews-logo.svg Wikinews
Warrarka
Commons-logo.svg Commons
Feylasha guud
Wikimedia-logo.svg Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Wikipediyahaan waxaa ku qoran Af-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 5,799 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All